Author Topic: Su'aal: Cuncun futada ah ayaan dareemaa?  (Read 5413 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdirashiid Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuncun futada ah ayaan dareemaa?
« on: July 30, 2017, 06:16:45 AM »
asc doctor dhamaan wan idin salamey tan xigta wxa weyaan waxan kacabanaya mudo hal sano ah laga jogo ilaa hada dhanka futada cuncun waxad moda in wax kaso bixi rabaan lkn wax malahan markasan farta an uisticmali doctors wan utage kinini dabagilis ayey iso siyeen mar waxan leyahay mawaxas guska laciif ayu kadhiga ama guska miyu yareya mise xinyaha waxas ayan isku arkee ilahey intu kabarey wax igasheeg hadanan qaldanen meshan an wax kuso qoraaye




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cuncun futada ah ayaan dareemaa?
« Reply #1 on: May 27, 2018, 12:28:56 PM »
Cuncun dabada laga dareemo waxa ugu badan ee keeno waa nuuc ka mid ah gooryaannada ku ukuma dhalao dabada, kaasoo loo yaqaano "Enterobius Vermicularis" horay ayaan ugu faahfaahinnay qoraalkaan ee ka akhriso:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html

Haddii cuncunka la socdo, dhidid badan oo dabada ah ama saxarada jiirashadeeda oo ku dhibayso waxaa suuragal ah in baabasiir gudaha ah inuu jiro, taasina ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0

Haddii cuncunka la socdo, dheecaan ama qoyaan dabada meel dhinaceeda ah ka imaanayo oo ur badan, waxaa suuragala ah inuu yahay cudurka loo yaqaano "Fiiskolo" kaasina ka akhriso qoraalkaan kale: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 318182
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24445
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25993
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18213
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24299
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc