Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Galmada sharciga ah?
(1/1)
Barow:
Asc wr wb,
Dre qeyr Allah kusiiyo cilmigana Allah ku barakeyo,
2bo su'alod ayan ku waydinaya dre adigo mahadsan.
1-dhib miyey ledahay hadii an kala jojin kari wayo calashan isbucii 4 ila 5 jeer hadey dhacdo ma wax cafimad dara ah aya dhicikadha mise wa caadi jaanta rogan.
Tasi wa mid
2- visa kenya ayan rabna inan apply gareyo ma idinka codsan kara warqad cafimad o ii ogolanayso in an la balansanahay Hospital-kiina si an u helo visaha.
NB: Dre waxan u rabaa wiil yar o ay si qaldan u guden o tubadii hoose ay jaren hadii wax ka qaban kadho iso jawab qaas su'ashan
Barteyda Facebook-ga wa Aksaay Hussein
Mahadsanid
Wa mid ka mid ah aqristayashada
Yassin Hussein
SomaliDoc:
Howsha oo la sameeyo maalin walba wax dhib ah keeni mayso hadduu qofku caafimaad qabo, nafaqo darrina aysan haynin.
Midda ku saabsan Visa-ha waa in warqadaha caafimaadka qofka xanuunsan la keenaa isbitaalka, kadib ayaa go'aan laga gaarayaa in warqad la idiin qori karo iyo in kale.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version