Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xubintaydu way dheeraataa markuu dareen i galo?

(1/1)

Cabdisalam:
Asc dhamaan inta ku xidhan webkan gaar ahaan dhakhaatiirta ka howl gala webkan alla ha idinka jizaai siiyo sama falka ad dadka ku caawinaysan dr ado mahadsan suaashaydu waa sidan ....?
Dr waxan ahay wiil dhalinyar ah waxan jira 22 sano Waxaan isku arkay wax iga yaabiyey oo ah xubin kayga taranka  waxan isku arkay wax aanay dadku ila qabin iyo in la ila qabo dr ada iga jaahil bixin inshaalah
guskaygu wu yaryahy marku wax dareena jirin oo wuxu u dhigma 5 sentimitir marku dareen ii galo amaba aan kacsado wu kala baxaya wuxu gaadhaya 13 sentimitir marku dareenku iga dhamaadana wu so urura dr marka walaac bay igu haysa arintan inaad iga jaahil bixisan raba ado mahadsan wa bilaahi towfiiq

Fahrer2015:
Asc 

13 cm waa caadi, wax xubin yari ah kuma hayso
Inuu soo ururo xanuun ma aha ee dhigii badnaa ee xubinka ku jiray ee bararinayay islamarkaana awooda u yeelaya ayaa xubinka ka baxay.

 madaama oo dareen baxday taas micnaheeda waa uma baahnid kacsi sii jira,sidaas ayuu usoo uruurmay taas dhib kuma jiro raga oo dhan way kula qabaan.

Fahrer

Cabdisalam:
Thanks fahrer sxp
Wad ku mahadsan tahay jawaabta ad i siisay waayo welwel ban ka qabay waxan islaha gabadh ma qancin kartid
Inshaalah waxaan sugnaaba waa jawaabta  dr .

Navigation

[0] Message Index

Go to full version