Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Diiqad, welwel, tabcaan & Wadne garaac?

(1/1)

Siciid Maxamed:
Doctor. Allah S.W.T ayaaahad mudan marka xiga Waxan aad idinka mahad celinaya sida hufan ee tafacul khyrka umadaha adunka iyo ku somaliyed aad ugu taba rucdaan Rabbi ha idinka abaal mariyo.
Magacayga: siciid maxamed
Degan: somaliland
Magalada: casimada Hargeysa
Waxan raba in la iga jahil saaro dhibaato i haysata. Taaso ah
Marka si qayrul  xada u cadhoodo ama qof mashquul iyo dhib aanay maskaxdaydu adkaysi u lahay la igu sameeyo ama mushkilad xalintedu adag tahay  igu soo korodho . Ama dhibaato nafsaded an dareemo. Taasoo markan cadhoodo oo kaliya igu timaada iguna cusub in mudo 2sano ah.waxanan dareema ..cabsi,welwel, wadne garaac, jidhka oo kulayl noqda,xumad, dawakhad sidi dhulma ila wategayo, madax xanuun kolba dhinac ah oo saa'ida
Tamar dari, diiqad, kulayl ama sidi an dhaxminayo, mashqul xaga .maskaxda ah , samir la'aan,
Hurdo hadana aanan seexanayn
Madaxa oo i damqada sidi barar oo kale,  qulqulka dhiiga oo aan dareemo jidhka dushiisa sidi wax i dul marayan xanxanto ..
Neef tuur saaida iyo iyado marmar  igu adkaata ,indho olol.. waxan raba idinko mahadsan sigara iigu soo dira messgka accounkyga. Wabilahi tawfiiq  ...WAAD MAHADSAN TIHIIN.
KOLAY WAA MARKI IGU HORAYSAY EE SU AAL CODSADO WIXII QALADAAD AH KA RAALI AHAADA[/font] XAGA FAHANK QORAALKA...

SomaliDoc:
Astaamaha aad tilmaantay oo idil waxaa iska leh isku-buuqa maskaxda ee qoraalkaan ka faa'idayso talooyinka ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version