Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caadada joogsan wayda?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Hadii caadada gabadhu joogsan waydo marka ay laba cisho ama sadex ka maqnaataba waa ay soo noqonaysaa markaa maxaa lagu sababay karaa ama dawo u ah??

SomaliDoc:
Taasi waxaa loo yaqaanaa caado wareer, faahfaahinta cilladaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version