Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Saliida loo qaato timo daadashada?

(1/1)

Gaasgeele2:
Asc yimahayga ayaa daadanaya mudo badan nafaaqadayduna waa fiicanatahay inbadan waxaan isticmaala saliido gariimo timo daadahsada loo qaato waxna iskama badelin maxaad igula Stalin lahayd

SomaliDoc:
Saliidaha u roon daryeelka tinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6463.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version