Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhuunta midig ayuunba i damqaysa?

(1/1)

Abdalla Kediye:
Asc, waxaan ku weydiinayaa diktoore ; maalmahan waxan isku arkay dhuunta dhinaceeda midig ayuunba i damqaysa markan kor u hadlo ,mana ay i dhibayso liqida marka diktoore mxa lagu tilmaami karaa arrintan ??

SomaliDoc:
Liqidda oo ku dhibto waxay tilmaan u noqon kartaa xanuunka quumanka, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0

Waxaa kaloo suuragal ah inay cilald kale jirto ee dhakhtar u tag si laguu wiisiteeyo, sawirne lagaaga saaro haddii loo baahdo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version