Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xubinta taranka raga ee hoos u qaloocda?

(1/1)

Axmed Cumar:
xubinta taranka ragga ee hoos u qaloocda ama goobada leh maxaa sababa, dhib makeeni kartaa, mana latoosin karaa. dhibaato dhanka bikra jabinta mayeelan doonaa? mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Xubinta oo hoos ama dhinac u qalloocato waa arrin dabiici ah oo ragga qaar isku arkaan, saameyn ku ma laha howsha umana baahna in la toosiyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version