Author Topic: Su'aal: Caga xanuun ayaan dareemaa waliba olol leh?  (Read 4197 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Marwo Hinda Xashi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caga xanuun ayaan dareemaa waliba olol leh?
« on: August 17, 2017, 12:00:04 AM »
asc wrwb magacaygu waa hinda
ad ban idin salamay dr sida hagar la anta ah ee ad umadada ugu shaqaynaysid jsakalah
sualahaga ..
dr caga xanun ayaan darema waliba olol leh
hurdada hadan galo on qaylo shaqdh maqlo wadnaha igarira ama albabka lagu furo
suasha 2 dr wan umulay dedna hosta waxa iga sojeda cadwayn omarkan tabto war war igu abura marmarka qar garac an badnayn ayan darema




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caga xanuun ayaan dareemaa waliba olol leh?
« Reply #1 on: June 26, 2018, 11:09:30 AM »
Caga ololka, naxtinta, kor hurka, af-qallaylka, wadne garaaca, hurdo xumida intaasba waxaa leh xanuunka gaaska ee fadlan saxaradaada ha laga baaro bakteeriyada boog calooleedka keento ee loo yaqaano "H. pylori", fadlan faahfaahinta xanuunka gaaska video ahaan uga daawo halkaan:

Midda kale ee ku saabsan waxa soo kuusan ee aad dareemayso markaad kaadida iska dhaqaysid waa afka hore ee minka oo hoos u soo dheeraado, waana arrin ay isku arkaan dumarka foosha ka dib, wax dhib ahne ma keento in muddo ah ka dib, meeshiisii ayuu ku laaban doonaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33477
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32555
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23715
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41898
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29640
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc