Author Topic: Su'aal: Maxaa keena xaakada badan?  (Read 13200 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kamaal

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 30
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena xaakada badan?
« on: August 17, 2017, 09:48:30 AM »
Asc docter waxan isku arkay xaako badan oo qaaq da ku hayo maxaa keena arintaan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena xaakada badan?
« Reply #1 on: June 26, 2018, 11:10:17 AM »
Wax badan ayaa keeni kara oo ay ugu horayso caabuqa dhuunta sida quumanka oo kale.
Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 110883
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 229683
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 174745
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 114633
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 109769
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig