Author Topic: Su'aal: Wajiga nabro ayaa iiga yaallo?  (Read 2147 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nazaam

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wajiga nabro ayaa iiga yaallo?
« on: August 20, 2017, 10:28:20 PM »
Asc Dr waad Ku mahadsantihiin sidaad ino tixgalisaan oo aad marwaliba inoga heylan tihiin.
Waxaan rabay inaan idin weydiiyo suaal taas oo ah:-
 Dr waxaaa muda sanado ah igu yiilay wajiga nabaro kuwaas oo marwaliba oo da'da Ay igu siyaadaba so badanaya, waxay u egyihiin muqaal ahaan kuwa xonqora ah mana ahan oo waaa kuwa jilicsan oo aad umoodo in Ay wax Ku jiraan, waxaan u tagay doctors bean oo joogo xamar xqqdi daawadoodana wax isbadal ah kuma dareemin, xataaa waaan hayaa sawiradi aan ka qaaday nabrahaan

Allaha idin barakeeyo




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Wajiga nabro ayaa iiga yaallo?
« Reply #1 on: September 04, 2017, 10:30:45 PM »
Halkaan akhriso jawaabta, linkiyada gudaha qeybtaan ku jirana akhriso:
http://bitly.com/2gzENvg
Talo SAARO Allaah