Author Topic: Su'aal: Sanka gudihiisa ayaa nabro iga sobaxeen?  (Read 3071 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Quman Mahamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sanka gudihiisa ayaa nabro iga sobaxeen?
« on: August 19, 2017, 12:25:47 PM »
Asc wbr ilah ba mahadleh alx marka xigta waxan aad iyo ad ugu mahad celinaayaa daqaatiirtena oo isku howshay in umada somaliyed ka cawiyan dhibatada heysata kana shaki bixiyaan kurbada haysata  hadii an ugu da galo shuashayda dr waxn jiraa 20 sano wxan isku arkay sanka gudihisa dhabro dhabrahaso aad uxanuun badan markay so baxayan iyo marka sanka farta galsho o antaban Karin afka wxy kuwatan dhecan kadibna noqonayo toxob o so fuqayo sanka dushisana mesha nabarka ku yalo way igudantahy ma ahan nabro so wada baxayo mid mid ayay iga so baxaan marku sobaxayana fin camal waye lkn wakasi balaranaa wu si waynaanaa waxan ubahanahy ina ogado nabrahas waxa ay yihiin mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sanka gudihiisa ayaa nabro iga sobaxeen?
« Reply #1 on: June 26, 2018, 11:20:00 AM »
Waa nuuc ka mid ah baxdinaha jirka ka soo baxo, hadduu soo laalaabto waxaad u baahan in dheecaanka nabarka soo baxayo la baaro si loo ogaado bakteeriyada nuuceeda iyo daawada wax ka tari karto, haddiise aadan horay wax daawo ah u qaadan waa in daawo lagaa siiyaa si loo cirib tiro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: