Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caada wareerka iyo galmada badan?

(1/1)

Baariyow:
asc bahda caafimad Somaliadoc jazakumu lahi kheyran ilhey kher haidinka siyo shaqada aad u heydaa bulshada ku hadasho afka Somalia bacdi salan waxan rabaa inaa dhoor arin iga jwbtn idinko raaliya gacliso deyda waxa aay ku dhib qabtaa cudrka caada wareerka waxan aqristay sidaa uga hadashen kher alla haidin siyo lkn suasheyda waa caada wareerka badan maxuu dhibata u keeni karaa galmada badan waxan jeclhay jwbtina mida kale eg fashin majiri karaa ama cudura kale oo la kala qaadi karo thanks

SomaliDoc:
Caado wareerka waxyaabo badan ayaa keeni kara sida aan ku xusnayba qoraalkii aad akhrisatay, infekshankuna waa mid ka mid ah, laakiin galmada badana xiriir lama lahan caadada inay wareerto. marka waxaan kugula talin lahaa inaad dhakhtar cudurrada haweenka u geysid si looga baaro waxyaabaha keeni karo kuwaasoo ay ka mid ah tahay hormoonada.

Waxyaabaha keeno caado wareerka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version