Author Topic: Su'aal: Nuuxsi la'aan mar mar ka qaar hurdada dhexdeeda?  (Read 2039 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Awjacfar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nuuxsi la'aan mar mar ka qaar hurdada dhexdeeda?
« on: August 20, 2017, 02:35:11 PM »
Asc Dr.,

Waad ku mahadsan tihiin hawshaan aad isku xil saarteen si aad bulshada ugu caawisaan aqoon tiinna. Waxa aan qabaa su'aal dr. Mana aqaan in horay la idiin soo weydiiyay. Bogga waan ka raadiyay balse maan helin. Su'aashu waxa ay tahay: Mar mar waxa aan noqdaa qof meyd cml ah oo aan dhaqaaqi karin, waa xiliga hurdada aan ka soo kici rabo ama aan hurdada ku jiraba. Aniga oo dadka hadalkooda maqlaayo ayaan xitaa far dhaqaajin karin. Dr. haddii horay looga jawaabay fadlin linkiga ila wadaag haddi kalana jawab ayaan sugaya insha allah.

Mahadsanid.




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Nuuxsi la'aan mar mar ka qaar hurdada dhexdeeda?
« Reply #1 on: September 04, 2017, 09:39:47 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabta:
http://bitly.com/2x5jPPx
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Korkeyga Meelo Qaar Madoow Ah meelo Qaarna Cadaan?

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5205
Last post April 06, 2012, 01:57:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Mar marka qaar o aad moodo wax hada dhacay inan hada ka hor arkay?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 10
Views: 41536
Last post April 15, 2018, 02:30:28 PM
by Muxya62
Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6204
Last post May 20, 2015, 02:43:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdada maalintii ma looga maarmaa mida habeenka?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30279
Last post May 23, 2015, 04:04:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuunka lala soo kaco hurdada kadib?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8743
Last post October 19, 2016, 07:14:57 PM
by SomaliDoc