Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay migraine, maxaana sababo?
(1/1)
Suldaaanow:
asc dr waan.idin salamay salaan kadib madaxa ayaa I xanuunaya iyo indhaha sidoo kale lalabo ayaan isku arkay,iftiinka waa I dhibayaa,neurologi ayaan aaday wax baaritaan ah ma aanan marin lkin wareysi ayaan soomaray,kadib calaamadahii aan u sheegay drka waxuu igu dhahay waxada qabtaa migraine,kadib daawooyin ayuu isoo siiyay,
Waxbana isagama fahmin,
Sidoo kale madaxa qaybta danbe ee indhaha ku aadan ayaaa I tikaameyso,
1'Waa maxay migraine
2'maxaa sababa migraine
Suaashaas iiga jawaab,
Dr
Iyo wixii calaamadahaas aad ka garaneyso
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ka hadlaya noocyada madax xanuunka oo uu ku jiro nooca migraine:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version