Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nabro ka soo baxay madaxa, afka iyo dhabanka?
(1/1)
Samiirmhb:
Hooyaday ayaa madaxa iyo Afka
Iyo dhabanka waxa kasoo baxay
Nabaro waliba ka madaxa ha waynaado
Dhakhtaro badan waa loogeeyay
Ka maqaarka ka xabada
Intuba waxba kamay qaban
Talo ayaan rabaa
SomaliDoc:
Walaal nabraha ka soo baxo jirka waa kaal duwan yihiin, aragti ayaana lagu kala gartaa ee fadlan dhakhtar maqaar la xiriir, ama sawirrada nabraha noogu soo dir qeybta farriimaha ee Facebook page-ka: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Navigation
[0] Message Index
Go to full version