Author Topic: Su'aal: Dibada ayay biyahaygu u soo baxaan?  (Read 3805 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xamza17

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dibada ayay biyahaygu u soo baxaan?
« on: August 25, 2017, 12:38:49 AM »
asc bahda somali doc waan idin salaamay. sln kadib


marka hore illaah baa waxwaliba inaga og isagaana cfmdka iyo caruurba haya.
marka xigta waxaan doonaya 2 su aal oo shaki igu dhaliyay inay iiga soo jawaaban  dhakhaatiirta, waa haduu illaah garan siiyo .


magaceygu waa maxamed waxaan joga dalka itoobiya
waxaan ahay nin dhalanyaro ah, waxaan jiraa 24 sano.,
waxaan mardhaw guursaday gabar,
waxaana wada joogna muda dhan 1 bil iyo 10 cisho

hadaba hadii aan udhaadhaca su,aasheydu. waxaa weeye.
xaaskeyga xalaasha ah marwalba oo aan u galmooda oo aan xaajadeydu dhameysto waxaan arkaa xawadii oo dibadda ama banaanka usoo baxday.
yacni meeshii larabay inay gudaha usii galaan (gabadha xubinteeda)
ayay islamarkiiba biyaha banaanka usoo baxaan.

haddaba waa maxay sababta keentay in gabadha biyaha xubinteeda taranka galay ee gudaha tagay inay marlabaad kasoo noqdan oo ay banaanka yimadan?

dhibaata xaga uurqadista ah  makeeni karta arintani ?

                                        mahdsnidin.




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Dibada ayay biyahaygu u soo baxaan?
« Reply #1 on: September 16, 2017, 11:43:53 PM »
Biyaha oo banaanka u soo baxo, saameyn kuma lahan uur qaadista, waana arrin dabiici ah oo lagu arko haweenka badankood khaasatan inta aysan dhalin, midda kale xoogaa dagdagsiimo ayaa ka muuqato su'aashaada, bilooyin waxba laguma dhiso, waxay dhakhaatiirtu dhahaan ugu yaraan waa in 1 sano oo xiriir ah isla joogaan lamaanaha inta aysan dhakhtar ugu tagin uur la'aan.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan sida Uur loo qaado:-
http://bit.ly/2y64ASF
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45187
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: Dhibaato intee le'eg ayay keeni kartaa Cirbada Barida laysaga dhufto?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8746
Last post November 21, 2011, 10:18:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?

Started by MohamedalhashiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4416
Last post April 25, 2015, 12:50:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan cunto cune kor ayay u kacdaa?

Started by ColaddhasheBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6345
Last post April 06, 2012, 07:51:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Goorma ayay dumarka uur qaadi karaan?

Started by Farhanfanka1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4660
Last post April 25, 2015, 01:30:00 PM
by SomaliDoc