Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cunto kasta calooshaydu ma shiiddo?
(1/1)
Xamza17:
asc bahda somalidoc waad slmnthn
sln kadib
waxaan leeyahay calool istaag dheefshiidkeygana safiican uma dhaqeynaya markaan cunto cuno wxay caloosheyda ku jiraysaa 24 saac
haddaba maxaa keena calool istaaga iyo dheef shiid xumidda?
maxaase talo iyo dawo aan qaadan karaa?
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabta http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version