Author Topic: Su'aal: Blood Groupka dhiigaygu waa B RhD Pos?  (Read 3854 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Gobdoon

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Blood Groupka dhiigaygu waa B RhD Pos?
« on: August 28, 2017, 11:50:08 PM »
Ascw Dhakhtarka iyo cidii kale ee la shaqaysa, iyo guud ahaan asxaabta kale ee SomDoc ku tqxan.

Su,aasha aan qabaa waxa ay tahay nooca dhiigayga waa B RhD Pos. Markan Somaliya joogay maan arkin ruux aanu isku dhiig nahay. Marar badan waan caawin kari waayay dad dhiig loo shubayay.
Sidoo kale waqti hore oo aan qaadka cuni jiray kama gami jirin xitaa hadaan goor hore ka kaco, waxaa la mida hadaan Cafe cabo ma seexdo
Dhakhtar waxaan kaa codsanayaa inaad ii ifriimiso xaaladaha dhiigayga ku xeeran iyo weliba Somalida Inuu ku yaryahay iyo in kale + talo fudud.
ALLAAH baa mahad dhamaanteed leh.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Blood Groupka dhiigaygu waa B RhD Pos?
« Reply #1 on: July 04, 2018, 11:29:42 AM »
Dhiiga B+ kuma yaro bulshada, laakiin waxaa ka badan kaliya dhiiga O+ iyo A+.

Midda labaad qaadka wuxuu keenaa dhafar iyo hurdo la'aan, sababtane ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1085.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Good marriage = Good blood pressure

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 17031
Last post March 21, 2008, 09:55:34 AM
by Yaxya
Causes of Secondary hypertension (secondary high blood pressure)

Started by Ahmed_07Board Topics in Healthcare

Replies: 0
Views: 21804
Last post February 02, 2012, 08:25:25 PM
by Ahmed_07
The Aging Brain Helped By Injection Of Human Umbilical Cord Blood cells

Started by YaxyaBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 19598
Last post June 01, 2008, 09:00:33 PM
by Yaxya
Doctors acquitted in Canada tainted blood trial

Started by DiagnosticBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 8508
Last post October 03, 2007, 11:57:12 PM
by Abdullahi!
A game that teach u blood typing!!good luck

Started by YaxyaBoard Clinical Rotations

Replies: 2
Views: 10772
Last post March 28, 2008, 04:53:11 PM
by Yaxya