Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilowshaha badan?

(1/1)

Hamdita:
Asc marka hore aad bay u mahadsan yin dhakhatiitu
Marka xigta waxan isku arkay ilawsho badan tusaale ahaan markan shaqada ka yimaad waxan garan waaya dharki aan guriga ku joogay ama halkan dhigan subixi alaabada simple ka sida fura yaasha ,
Sido kale xaaladan waxan la kulma mar kasta o an safar ka so galo .
Mishkilada labaad waa dad ka o aan ilaabo wakhtina igu qaadato halkan ku arkay ama aan ku aqan , waxa kali ah on garta in aan qof ka in aan garanayo lakin magicisi iyo halkan ku arkayba so xasuusto taasina waxay igu keenta fikir badan iyo madax xanuun  si aan qof ka u xasuusto.
Marka waxan doctors waydiin raba xaaladani ilawshu waxay tahay iyo hadi la dawayn karo

Mahadsanidin

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabta iloowshaha:-
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version