Author Topic: Su'aal: Sidee loo kordhin karaa isbeermaha ragga?  (Read 4169 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Indhataag Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee loo kordhin karaa isbeermaha ragga?
« on: August 29, 2017, 11:05:10 PM »
Sida ugu wanaagsan ee isbeermaha(Sperm) raga lo kordhin karo marka u hoos u dhac ku yimaado?

F.G Dr horey waxan u tijaabiyey taladaadi ahayd in gaaska si dabiici lagu dawayn karo, runtii aad waxa ii anfacay Zanjabiika iyo kaarootka o an isku shiito. Alla haydinka abaal mariyo hawsha ad umada u haysan. Amin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee loo kordhin karaa isbeermaha ragga?
« Reply #1 on: July 04, 2018, 11:31:18 AM »
Su'aashaan dhowr jeer ayaan horay uga jawaabnay, halkaan ka akhriso mid ka mid ah jawaabahaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5945.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: