Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan dhaqay ilkaha?
(1/1)
Khaliifa123:
asc bahda somali doc wan idin salaamay, salaan kadib waxaan idinkaga baahanay inaad iga caawisaan maalma ka hor ayaan ilkahayga dhaqay waxaana la igu sameeye (periodontia-scaling and prophylaxis and polishing) sida warqada ku cadayd kadib marki waxyaabihii wasaqda ee ciridka ilkaha dexdooda ku jiray meesha laga saaray ayaa meeshi goob banaan noqotay markaan wax cunayo aad bay ii xanuunayaan marka doc waxaan ka rajaynay inaad i fahantay xal fcna aad i heli doontid thank
CilmiSabca:
Fadlan halkaan ka akhriso jawaab faahfaahsan oo ciridka ku saabsan:-
http://bitly.com/2x9ZRCf
Navigation
[0] Message Index
Go to full version