Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xubnahayga taranka ayaa isbadalay?

(1/1)

Ismaaciil Maxamed:
Asc ugu horeen waan ku salaamay salaan ka dib waxaan doonayaa in aad sharaxaad iga siiso waxaan isku arkay in xubnaheyga taranka ay qeeb ka mid ah isbadashay iyo iyo cajaraheyga qeebta u dhaw xubinta oo ay si la mid ah ay kasoo baxeen gablo gablo qawad oo kale waxaan ugu shakiyay in uu qawad Yahay iyo in kale mahsanid.

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso qawadka, haddii ay jawaabtu sidaan tahay:
http://bitly.com/2vYX5M6

Ismaaciil Maxamed:
Waa sida qawadka oo kale labada dhinac ee cajarahaeyga qeebta u dhaw ee xixiniinta qawad ayaa kasoo baxay soo hadan aniga oo dhaqtar aan tagin hadaan bomaato aan marsado wax dhib ah miyey keeneysaa bomaatadase hadii aan mariyo xubinkeyka qeebta qawadka ka jiro wax dhib ah miyey keeneysaa xag caafimaad mahadsanid

CilmiSabca:
Mar walba waxaa muhiin ah in aad Dhakhtar la xiriirtid.
"Qawadka waxaa lagu daaweeyaa shaampooyin loogu talagalay oo fangaska dilo sida shaambada Selsun, Nizoral & Ketoconazol.
Qawadku markuu daranyahay waxaa loo qaataa kaniiniyaal."
Somalidoc.

Mr Mahamed:
Asc sxb arintaas waa eykaa dhamaaneysaa isbuucyo kabacdi aniga xataa waan lleyahay marka kul badan oo aan galo qoraxda  waxana keena kulleelka waxaad ku dadashaa in aad ku dhaqdo saabun sabaxdii iyo habeenkii hana kala baqin gacanta marka aad ku dhaqadana xogaa leyri
Midakale nigisyo nadiif xero waqti walba

Navigation

[0] Message Index

Go to full version