Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Carabka oo goobo goobo yeesho?

(1/1)

Duco qabto:
Asc Dr
Dr waxan ahay gabar sanadahan dambe waxan isku arkay one week before my period carabka aya goobo goobo cas ama cad iyeesho xanuuna igu haya..
warwar saaid ah aya igu beermay maxa sababa dr ma xanuun jirkayga ku jira stress a ka qaaday

 

SomaliDoc:
Waa arrin haweenka qaar isku arkaan waxayna ka timaadaa hormoonka "Progesterone" oo kordho, maalmo kadibne way baaba'daa wax dhib ah ma keento inkastoo xanuun badan la dareemo mararka qaar, ciridkane uu bararo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version