Author Topic: Su'aal: Xininyaha oo i yaraada?  (Read 6225 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaani71

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xininyaha oo i yaraada?
« on: September 06, 2017, 10:20:55 PM »
Asc dr waxaan rabay inaan ku waydiyo waxaan isku arkay  xininyaha ayaa i yaraanaya sidii wax yar yar oo kor u duubmay bay noqonayan waxaana ka dareemaya xanuun yar xubinka taranka wuu la yaraanayaa  wuxuuna noqonayaa wax yar dareen badan baan la haan jiray hadase inta badan dareen saas ah ma lihi waxaanan isku arkay mudo bil ka hor ah
Mhdsnid dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xininyaha oo i yaraada?
« Reply #1 on: August 02, 2018, 06:53:42 PM »
Waxa kor u duubmayo haddii qooruhu yihiin waa arrin dabiici ah, maadaama haragaas uu mar fido marna duubmo iyadoo cimilladu ku xiran tahay, laakiin haddii aad ula jeedid waxa yaraanayo xiniinyaha oo ah ukumaha haraga ku dhex jiro taasi waa cillad u baahan in aad dhakhtar kala xiriirtid si computer laguu saaro loona ogaado, waxyaabaha ugu badan ee keeno in xiniinyaha shuuqaan waa caabuq ku dahca loona yaqaano "Orchitis", horay ayaan qoraal ugu faahfahainnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

MAXAA SABABA VITAMIN D YARAADA

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18822
Last post July 08, 2009, 07:58:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay biyaha raga oo yaraada?

Started by Xuseen CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6662
Last post June 01, 2016, 09:38:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Timaheygu oo aad u yaraada maxaa u sababa?

Started by Maaji29Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3208
Last post October 27, 2016, 03:47:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Araga oo yaraada?

Started by FawziBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7843
Last post February 28, 2016, 05:29:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeno nabraha kasobaxo xininyaha?

Started by LiirastaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4314
Last post November 24, 2017, 07:52:31 PM
by SomaliDoc