Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sanka ayaa i cuncunaayo subixii?
(1/1)
Abdirizak Yeed:
asc aadbaad uga mahad sanitihiin sida sharfta keh nootixgelisaan
Dr su'asheyda hadaan kuda galo.
subax welbo waxaan soo kacaa aydoo 2bda dolood gudaha sanka icuncunayan hadaan tataabto diif iyo hindhisho ayaa iwaasho.
farmashiye hadaan tago waxey isoo siyaan daawo sanboorka loo istimaalo waan kuyara roonaana hadan sidii aan kusoo labta malmo kadib.
Dr mudo 2sano kudhowad ayaan sidaan ahay
Mahadsanid
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabta:-
http://bit.ly/2vJoFha
Navigation
[0] Message Index
Go to full version