Author Topic: Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?  (Read 4809 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xidig cade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
« on: September 07, 2017, 05:11:28 PM »
Asc dr aad baan idinkuugu mahadcelinayaa ilaahey ha idin abaal mariyo howsha aad bulshada u heysaan intaa kadib dr waxaa igu badan hormoonada dumarka socodkeyga waa sida dumarka oo kale dhaqan keyga waa dhaqanka dumarka oo kale sidoo kale dadka way igu caayaan waxaana isku dayaa in aan iska dhaafo lkn ma sii wadi karo oo waan la qabsaday dr maxaa xal sidee loo baaraa hormon kaan dr nuucee ah baa baaro mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
« Reply #1 on: August 02, 2018, 06:57:24 PM »
Haddii sida dumarka oo kale  aad u socotid macnaheedu maahan inuu hormoonkoodu kugu badan yahay, wixii faahfaahin ah qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Sahnuunyar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
« Reply #2 on: October 04, 2018, 04:41:46 PM »
bro dumarka ka dheerow oo rag xafad eey ku badanyihiin dag, gym aad oo is dhis. isku day inaad isbadal naftada ku sameysid. jiljileca iska dhaaf oo is adkeey dhan walbaba, hadal & socodka & fikirka. hab dhaqankaga badal