Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
(1/1)
Xidig cade:
Asc dr aad baan idinkuugu mahadcelinayaa ilaahey ha idin abaal mariyo howsha aad bulshada u heysaan intaa kadib dr waxaa igu badan hormoonada dumarka socodkeyga waa sida dumarka oo kale dhaqan keyga waa dhaqanka dumarka oo kale sidoo kale dadka way igu caayaan waxaana isku dayaa in aan iska dhaafo lkn ma sii wadi karo oo waan la qabsaday dr maxaa xal sidee loo baaraa hormon kaan dr nuucee ah baa baaro mahadsanid
SomaliDoc:
Haddii sida dumarka oo kale aad u socotid macnaheedu maahan inuu hormoonkoodu kugu badan yahay, wixii faahfaahin ah qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0
Sahnuunyar:
bro dumarka ka dheerow oo rag xafad eey ku badanyihiin dag, gym aad oo is dhis. isku day inaad isbadal naftada ku sameysid. jiljileca iska dhaaf oo is adkeey dhan walbaba, hadal & socodka & fikirka. hab dhaqankaga badal
Navigation
[0] Message Index
Go to full version