Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay Cudurka juudaanka?
(1/1)
Ibnuucumar:
Somaalidoc aadaan idinku mahad celinayaa
Cilmiga aad bulshada u faaideysaan iyo wacyi galintiina waxaan jeclahay inaan idin waydiiyo waa maxay cudurka juudaanka? Maxaa sababa? Ma runbaa dadka cudurkaa qabo inay caruurta cunaan?
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabta cudurka Juudaanka:-
http://bit.ly/2xitD8Y
Navigation
[0] Message Index
Go to full version