Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jeegada ayaa i xanuunayso?
(1/1)
Daahirdym:
Asc dhaqatirta somaliDoc waa Daahir Yuusuf xuseen.
Salan kadib waxa ihaya cudur waxyar kaduwan mid aad ka hadashen oo ah madax xanuun.
Jeegada ayaa ixanuune.waxaa uu igu kacaa xanunku markan cabaar wax fiirsho anoo fadhiya ama tagan ama markaan cabaar wax aqriyo indhaha ayaan jeclahay inaan laba farod saaro amaan qoorta jijimciyo si aan roonansho uraadsho.
Hadda kahor meesha dhalada ah ayaa dhagax si xoog ah eega dhacay mase jebin.
Dhaqtar noocee ah Ayaan aadaa ???
Cudurkanse waa maxay ?????
Jawaab Ayaan rajeynaa mahadsanidiin
SomaliDoc:
Cilladaada qoorta ayay ka socotaa, madax xanuunka ay keentane qaabka laguu haayo ayaa loo dareemaa. xanuunkane garbaha ayuu u gudbaa mararka qaar.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version