Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada dumarka miyaa mise?

(1/1)

Hanna_20:
Asc waan ini salamaya dhakatirta sharafta leh intaa kadib waxan isku arkay mudo labo sano ah in aan isku arkayo dhigaga cadada kadib markan kaqubaysto dhecen cadan aadayg ku jiro ah  oo aan is dhahayo talow ma manidii lasheegayayba markasna aan iska qubaysto oo salado tukado. Marka Dr suashaydu waxa weeye dumarku mani maleeyihin haday leeyihin qaabkee oo ga so bixi karta  markasta wax iska iman kara may noqon kartaa

SomaliDoc:
Xab cad, nadiif ah oo jiidjiidmayo oo la isku arko caadada ka dib ma ahan shahwo iyo infekshan toona, ee waxaa loo yaqaanaa "fertile mucous" waxayna tilmaan u tahay in ugxan la soo daayay, bacrin diyaar u tahay si ay haweenta uur u qaaddo.

Waa arrin dabiici ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version