Author Topic: Su'aal: Tiibishada makaanka ku dhacda?  (Read 4030 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Daani

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Tiibishada makaanka ku dhacda?
« on: September 11, 2017, 09:51:00 PM »
Asc

waxaan aad iyo aad u salamaya dhakhaartiirta halkan ku soo gudbiya wararka  iyo xogaha iyo jawaabaha ay kaga jawaabaa su'aalaha ay usoo gudbiyaan  dadwayanaha somaliyeed

waana arin aad ii farxad galisay


waxay tahay suaashaydu

Wiil aan saa xiibo nahay baa xaaskiisa lagu sheegay   Tiibayda ku dhacda makaanka,in ay kaga dhacday makaanka.

 Waxaana loo sheegay in makaanka tuubooyinkiisu xidhmeen suuragal na aysan ahayn in ay uur qaado
balse bacrin iyo in lagu abuuro ay ufuran tahay

markaan  waxaan cod sanaynaa si wada jir ah


1- in naloo sharaxo sida ay suuragal u tahay in  ay urr qaado  iyadoo la isticmaalayo habkan casriga ee bacriminta

2- fursadaha ilmo loogu bacrimin karo in ay tahay wax laysku halayn karo oo qarash iyo hanti loo quudhi karo

3-in baadhista naloo sharaxo iyadoo iskaan ah  baan halkan soo galinayaa


waan ka xumahay
sida aan sawirka usoo galiyo waa kasi waayey


illahay ajar iyo xasanaad haydinka siiyo caaiwintiina




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Tiibishada makaanka ku dhacda?
« Reply #1 on: August 10, 2018, 02:40:06 PM »
Walaal waa sax, tiibishadu waxay ka mid tahay xanuunada xiro tubooyinka makaanka, horay ayan qoraan ku faahfaahinnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5791.0

Haddii labada tubo ay xirmeen, baaritaanka saxda ahne lagu xaqiijiyay ee aan ku xusnay qoraalka kore waa in ugxanta haweenka iyo shahwada ninka la isku bacrimiyaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee loo Ogaan karaa in Tuunbooyinka Makaanka ee Hooyadu Xidhan yahay?

Started by JosofBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5340
Last post January 14, 2016, 02:58:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ilaalinta uurka ma kenta kansarka makaanka?

Started by BadriyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 9983
Last post October 02, 2010, 08:29:24 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa keena tuunbooyinka makaanka oo barara?

Started by Zamzam AbdirrahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3169
Last post August 31, 2016, 08:13:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa la igu sheegay infekshanka makaanka?

Started by Nuzeyba1020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3947
Last post October 09, 2018, 08:20:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Buro makaanka ka so baxda?

Started by Shaymaa.norBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5609
Last post February 24, 2016, 02:22:06 PM
by SomaliDoc