Author Topic: Su'aal: Adeerkey jirka oo dhan ayaa gariirayo?  (Read 3263 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Asadyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Adeerkey jirka oo dhan ayaa gariirayo?
« on: September 12, 2017, 01:15:54 AM »
Asc dhaqtar marka hore sln qiimo leh iga gudon marka xigtana waxan rabaa inan su'al kuwaydiyo:

duq aderky ah ayaa jirka oo dhan gariraya waliba waad arkysaa sicadi ah asagoo dhan wuu jaraynayaa dhaqatirtu waxay dhahen waa cudur kudhaca maqarka dawa ayay uqoren waxna uma tarin walina waa sidisi hadaba dhaqtar muxu noqon karaa cudurkaa?

teda kale wax dawa ah maleyahy?

Maxaadse nagula talin lahyd inan samayno?

MAHADSANID   




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Adeerkey jirka oo dhan ayaa gariirayo?
« Reply #1 on: August 10, 2018, 02:41:18 PM »
Walaal ma filayo in cudur maqaarka ku dhaco kaliya inuu gariir keeni karo, ee fadlan la xiriir dhakhtar neerfaha ku takhassusay "Neurologist", waxyaabo badan ayaa keeni gariirka jirka.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: