Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyahaygu ma saydhmaan?
(1/1)
Ahmed tilmaame:
Wakhtiga galmada marka ay gaadho xaalada biyo baxa biyuhu ma saydhmaan kaliya waxa ay ku koobanyihiin xubinta gabadha maxaa xalla ?? Wax dhibaato ah ma keeni karaan??
SomaliDoc:
Inkastoo aanan fahmin hadalka ah: "xubinta gabadha kaliya ayay ku eg yihiin oo ma saydhmaan", laakiin haddii ay shahwadu kaa soo baxayso, wax dhib ah ma lahan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version