Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: XILlI KASTA WAAN XANAAQAA?

(1/1)

Jalani772:
Asc somalidoc.com


Waxaan xilli kasta dareemaa xanaaq iyadoo aan cidna iga xanaajin   ama anoo kaligay ah ayaa xanaqaa mana jiro wax ficil ah oo aan qabtay markan xanaaqaayo

CilmiSabca:
Arrintaan horey baa looga jawaabay, halkaan ayaad ka akhrisan kartaa jawaabta:-
http://bit.ly/2f0XyqN

Navigation

[0] Message Index

Go to full version