Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waan joojiyey siigaysiga?
(1/1)
Kamaal:
Asc dhakhatiirta sharafta mudan
Salaan kadib mudo ayaan siigaysanayey dhibaatooyin bdn ayaan ka dhaxley sida tabar yari caato lafaheyga oo yaryar xaniinyaha oo i bararsan dhabar xanuun, hada wan joojiyey dictoore malaga yaabaa jirkayga in uu soo laabto? Caatanimada iyo tabaryarida iga hadho
CilmiSabca:
Jawaabta Siigeysiga oo faahfaahsan halkaan ayaad ka akhrisan kartaa http://bit.ly/2ybNNyC
Navigation
[0] Message Index
Go to full version