Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan?
(1/1)
Elma:
Asc waa mahad santihiin somali doc sida hagar la'aanta ah aad nooga jawaabaysaan suaalaha.
Suaashaydu waa. Waxaan kadareemaa xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan, waxaa intaa iisiidheer marka aan kaadsho dhibcaha udanbeeya kaadida waxaa lasocdo shahwad (sperm) dr maxay noqonkartaa ciladaas maxaadse igula talin lahayd
SomaliDoc:
Waxaa laga yaabaa inuu caabuq dhinaca kaadiheysta ama dhinaca qanjirka borostaatada uu jiro, fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version