Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hadaan biyo baxo ma kacsan karo mar 2-aad?

(1/1)

Mfarahnur3:
Waxaan ahay wiil 25 jir ah lehna xaas iyo caruur waxaa dhibaato iga heysataa hadii aan mar biya baxo mar labaad ma kacsan karo ilaa laga gaaro maalinta xigta . Maalinta xigtana biya igama imaanayaan

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso
Biyo baxa degdega ah
http://bit.ly/2wjtDFH

Halkaan ka akhriso
Biyo la'aanta xiliga galmada.
http://bit.ly/2wjfZCr

Mfarahnur3:
Walaal ma aadan fahmin su asheyda cilada waxey iga heysataa inaan mar labaad soo laaban karin hadaan biyo baxo biyahana waxey igaga imaadaan 1 ilaa 2 daqiiqo please somali doc i caawiy

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso hawl gabka kacsiga, haddii aad cilladaada ka weysidna Dhakhtarka ayaa kuu jawaabi doona
http://bit.ly/2fcN

CilmiSabca:
Haddii aad rabtid in aad dareenkaaga kor u qaadid, waa in aad iska ilaalisaa Welwelka ama stresska oo keena  Hammi La'aanta iyo dareen la'aan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version