Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waan ka daahaa hurdada markaan furaashka tago?
(1/1)
Miraaf:
Aad bay u mahadsanyihiin dhakhaatiirta maamusha boggan,
Waxaan jeclelahay inaan waydiiyo su'aal
Markaan furaashka aado saan u seexdo, waan ka daahaa hurdada weliba waqti dheer, cilladdan awal ma qabi jirin e, dhawaan baan isku arkay.
Waxaa lqga yaabaa inaan dulgalgasho furaashka saacad ama laba saacadood, fakar na ii raaco, arrintani maxay noqonkartaa?
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso Hurdo La'aanta:
http://bit.ly/2wmuOnI
Halkaan ka akhiriso Joodariyaasha Hurdada u fiican:
http://bit.ly/2wmwcXk
Halkaanna ka akhriso waxyaabo kale oo keena huro xumada:
http://bit.ly/2wm9QWa
FIIRO GAAR AH:
Qeyb walba linkiyada ku jira akhriso si aad xaaladdaada uga dhex heshid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version