Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Finanka wajiga iyo saliid xabad sowdada?
(1/1)
Jalani772:
Asc doctor
Doctor waxaan wajiga ku leeyahay finan
Waxaan daawaday video lagu sharaxaayo in finanka wajiga lagu daweeyo saliida XABAD SOWDAHA
waan marsaday anoo ka raadinaya Daawo
Lakiin nasiib daro finaankii waa ay igu sooo bateeen waxay na bedeleen dhamaan muuqaalkaygi wajiga
Doctor waxaad iga caawisaaaa waxaan sameeyo iya tala ahaan waxaad igula talin leheed
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso Fin Doobka:
http://bit.ly/2wmsugu
Halkaan ka akhiriso Haaraha Wajiga:
http://bit.ly/2gzENvg
Navigation
[0] Message Index
Go to full version