Author Topic: Su'aal: Sinaha ayaa i xanuunayo muddo 6 sano ah?  (Read 2286 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ibrahim Abikar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sinaha ayaa i xanuunayo muddo 6 sano ah?
« on: September 19, 2017, 02:22:53 PM »
Asc doctor. Doctor sinaxa (pelvic giddles) ayaa ixanunaay mudo 6yrs. waa ligagubay balse ila xada xanun ayaan tarema. socotka ayaa isbadali oo waan Dutiyaa. maxaa ilagutboon. Maxatsanid




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Sinaha ayaa i xanuunayo muddo 6 sano ah?
« Reply #1 on: September 19, 2017, 05:40:12 PM »
Waxyaabo badan ayaa keeni kara cillada sinaha, cillad lafaha ah, cillad murqaha ah, cillad xididada iyo neerfaha ah, cillad carjaw ah cillad fitamiin yari ama cillad astaan u ah xaxuuno kale.
Waxaa haboon in aad dhakhtar la xidhiidhid si loo ogaado midda ay tahay cilladdaada.
Talo SAARO Allaah