Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sanka labadiis dul way iga xirmaan?
(1/1)
Khaalid Costa:
Asc Dr Waxaa Rabaa Inaa Iga Jwbto Adoo Mahadsan Markaa Neefsanasyo Sanka Labadiisa Dul Wee Iga Xirmaan Ilaa Aan Ka Hindhisiiyo Xoogaay Kadibna We Xirmaan Waxba Kuxiran Jwb
SomaliDoc:
Waxay u badan tahay inuu sanka hilib kaaga yaallo, khaasatan haddii aad horay u qabtay sanboor, fadlan dhakhtar u tag si lagaaga fiiyo.
Ka akhriso qoraalkaan hoose waxa keeno hilibka sanka iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version