Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada meeqo saac ayay ku samaysmataa?

(1/1)

Mr Mahamed:
?Ditore waxan ku weydinayaa spermada ama shahwada raga meeqo sacadod ayee ku sameysmataa haduu qofka sadax mar isku xiga malin walba galmo sameyo spermadaas 24 hrs kabacdi sameys meyso matahay mid bacrimin karta ug xanta
Waayo waxan maqlay shahwada waxay ku majure ku noqotaa 75 days oo markaas wax tarleydahay jawaab wacan ditoore

CilmiSabca:
Waxaan halkaan kuugu soo koobay qoraalo su'aashaada la xidhiidha oo dhamaantood boggaan Somalidoc ku wada jira.
Waxaa horey looga halay
Biyaha Shahwada Ma Dhamaadaan
Waxaad kale oo aad akhrisan kartaa:
Badinta Shahwada
Waxaad kale oo aad halkaan kaga bogan kartaa linkiyo qoraalo ku saabsan Noocyada Shahwo yarida
Sidoo kale waxaa jira mowduuc looga hadlay
Xawo Yarida
__________________
Haddii aad Su'aalo dheeraad ah qabtid, Fadlan ku soo dir Qeybta Su'aalaha

Navigation

[0] Message Index

Go to full version