Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caadada iyo wakhtigeeda?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Adinka oo mahadsan waxa aad iga jaahil saartaan hadii caadadu wakhtigeedii dhaafto oo dhakhtar lala xidhiidho dhakhtarkiina dhabar furan ku sheego.
Hadana ayna wali istaagin maxaa xalla ???
Wax dhibaato ahna ma keeni kartaa

CilmiSabca:
Xanuunnada la xidhiidha Caadada Haweenka waxay u yimaadaan siyaabo kala duwan, waxaana loo daaweeyaa mid walba hab u gooni ah.
Akhriso linkigaan
Xanuunka Caadada (Dysmenorrhoea)
Qeybaha jawaabaha ee linkigaan gudihiisa, waxaa ku sii dhex jira; dhowr link oo xanuunada Caadada ku saabsan, akhriso linkiyadaas, si aad faahfaahin dheeraad ah uga dhex heshid.


Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version