Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wadne garaac badan iyo khalkhal?
(1/1)
Zuldan:
Asc bahda somalidoc salaan ka dib waa suldaan oo jooga soomaliya waxaan dhakhtarka waydiin lahaa;
1:waxaan isku arkay gariir iyo wadne garaac badan waxaana dareema khalkhal marka doctor maxay noqon kartaa arrintan.
2:fakarka iyo walwalka badan ma sababi karaan khalkhal Ku yimaada qofka noloshiisa.
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso
Wadne Garaac
Halkaan guji:
Walwalka Xad Dhaafka Ah
Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan
Navigation
[0] Message Index
Go to full version