Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markana rumaydo, Afka wuu i dhiigaa?

(1/1)

Abdi Rauuf:
waxaan ka xanuun sanahay afka waxaan kurafaad sanahay cadayga ama rumayashada afka maxaa yeelay waxaan qabaa xanuun dhanka aka ah markaan rumaydo afka wuu idhiigaa dhiig fara badan xitaa inta badan markuu dad ila socdo marumayan karo sabab too ah waxaan kabaqaa inay dadku idhib sadaan sidoo kale afka waxuu leetahay ur hadana mar walba cadayanin xanuunkaas waxaan qabaa mudo dhan 10 iyo dhowr sano daawo fiican wali ooma qaadanin sidoo kale waxaan  su aal soo gudbiyay 2 isbuuc ka hor walin la iigama soo jawaabin su'aashaas marka waxaan dhamaan macaamiisha somalidoc kacodsan hayaa in jawaabta laigu ixtiraamo maxaa yeelay tilaabadan waatii koowaad een layeesho doc ka marka fadlan adinkoo raali ah waxaan codsi ka ahay in codsigayga la iga aqbalo insha allaah su aashii hore een suga hayayna la iiraadiyo jaqaab teeda insha allaah

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso:-
Yiridka
Halkaan ka akhriso:-

Daryeelka Afka

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah,  soo weydii Dhakhtarka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version