Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xiniin yaraatay sideedii ma lagu soo celin karaa?

(1/1)

Hassan hashim:
Hadii aan suaal idiin ka weydiiyo adin koo raali ah yaraanshahaaas xiniinka sidiisii hore malagu soon celin karaa jwb wcn dr

SomaliDoc:
Xiniinta haddii ay shuuqdo oo baaba'do dib uma soo laaban karto, waxaana xaaladaasi loo yaqaanaa "Atrophy", ka baro casharkaan cudurka keeno iyo sida looga hortago: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version