Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa sababa in caadada waqtigeedi hor u dhaafto?
(1/1)
Liza:
Asc walaal waxaan qaba su'aal ku saabsan caadada dhibta aan qabo ayaa ah caadada oo waqtigeeda dheeraday 3 usbuuc iyo maalmo ayaa si maraysa markaygi hore normal bay i ahayd nusqaan iyo siyaado midna maqabin. Mahadsanid
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabtaada:-
Ilaa aad qoraalka ka dhameysid akhriso .
Guji link-gan:-
http://bit.ly/2x8ptRu
Navigation
[0] Message Index
Go to full version