Author Topic: Su'aal: 12 malin markey ka harsantahay cadada?  (Read 3728 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaifmuse

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: 12 malin markey ka harsantahay cadada?
« on: October 01, 2017, 10:25:51 AM »
Asc bhda Somali doc wan idin salamay salan kadib adbad umahadsan tihin had an uguda galo suasheyda waxan isku arkay afarti bil  e ugudam beysay marki ay cadada 12malin iga dhimantahay calamadaha uurka andaremi jiray okale sida dhabar xanun cajisbadan dal wareer damqasho nasaha wana wax igu cusub hore uma lehen mida kale sagal bilod kahor aya ilmo leyga so xaqay marks wixi kadam beyay makanka aya igariro Markan fariso rabo ama forarsado dhinaca bidix ayu ubadanyahay garirku Markan lugta bidix Mel Kore o jaranjarta okale kuhormariyo garirirka wabdaremaya lkn ta midig had an ku hormaro madaremayo Dr garirkasi wasaq igu jirto ma noqon kara mise cilad kale aya keni karta inta u ihayo garirkas ur maqadi kara




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 12 malin markey ka harsantahay cadada?
« Reply #1 on: September 05, 2018, 08:10:45 PM »
Maadaama cilladahaan aad isk u aragtay dilanka ka dib waxaad u baahan tahay in baaritaan sawir minka, tobooyinka iyo ugxansidaha lagaa saaro sidoo kale in hormoonada lagaa baaro.

Astaamaha gariirka aad dareemaysid ma ahan inay wasakh kugu jirto, inaad uur qaadi kartid iyo in kalane waxay ku xiran tahay jawaabaha kore ee fadlan dhakhtar la xiriir.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Qanjirka kilkilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5923
Last post March 03, 2016, 02:04:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hoormoonada jirka oo qaldan iyo cadada oo warersan?

Started by ShaxshaxleeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5220
Last post March 21, 2015, 01:29:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?

Started by Hassan_gaid13Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2856
Last post February 08, 2016, 03:13:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga Cadada oo an goin ilaa bil?

Started by Anisabdi51Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4466
Last post July 14, 2017, 08:06:45 PM
by SomaliDoc
Cadada iga tagtay

Started by Hoden HassanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2997
Last post February 07, 2021, 11:28:42 PM
by Milica_soomali