Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waan gariiraa markuu macalinka wax i waydiiyo?

(1/1)

Khadar Ahmed:
Suaal:
Dr. Cilad an isku arkeyban raba inad talo igasiiso ,arday ayaan ahay marka an is idhaah class ka dhex diisa fikirkaga dhiibo ama arayda topic u soojeedi, way igu adagtahy waxn yeesha xiligaa dhidid badan iyo gariir badan oo layga dareemayo, inan dad badan hor istaagana way igu adagthy marka maxad talo isiin lahayd dr.
Mahadsani.

SomaliDoc:
Waa arrin jirta waxaana lagu arkaa dadka qaar, iyadoo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version